Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dowladu wado dedaalo lagu joojinayo dagaalka Tukaraq (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa mar kale ku celiyay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka ka socda degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, isagoo caddeeyay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay sameysay, walina ay waddo dadaal kasta oo lagu baajin karo in la daadiyo dhiiga dadka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo maanta hadalkan ka jeediyay khudbadii … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in dowladu wado dedaalo lagu joojinayo dagaalka Tukaraq (Daawo Sawirro)